Sacuudiga oo ku faanay in ay bur buriyeen Awoodii Iran ee Wadamada Afrika

Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in ay ka adkaadeen awoodii siyaasadeed ee Iran ku laheyd wadamada Africa iyo dalalka deriska la ah. Wareysi uu siiyay Wargeyska US Times ee Mareykanka laga leeyahay, Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa waxa uu tilmaamay in ay hoos dhigeen saameyntii Iran ay ku … Continue reading Sacuudiga oo ku faanay in ay bur buriyeen Awoodii Iran ee Wadamada Afrika